Milicsi
  • Sharafdin
  • Qoraallo
  • Maktabad
  • Ku Saabsan

Qoraallada

Xusuus-qor iyo fikrado aan la wadaagayo dunida.

Akhlaaq

Hooyadu waa geesiga aamusan ee ubadka

Dhalmada, dhibka hooyada, iyo aayadda Luqmaan — qiimaha aan la gudin karin.

25ka Ogosto, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

The Modernist Menace to Islam — buug digniin ah

Daniel Haqiqatjou, modernism-ka, iyo kala saarista horumar iyo aqoons la’.

23ka Ogosto, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Fardaha loo tababaro dagaalka, cayaar kuma habboona

Najm al-Diin Ayyub, Salaaxudiin, iyo farriinta Baytul Maqdis.

22ka Ogosto, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Chess iyo Shannon Number

Suurtagalnimada ciyaarta, fifty-move rule, iyo Fool’s Mate.

22ka Ogosto, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Tacsi, duco, iyo kala-galka munaafaqnimo

At-Tawba 113, xadiiska hooyada, iyo xuduudda ducada naxariista.

21ka Ogosto, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Akhlaaq

Sinada, guurka, iyo xeerka Alle

Al-Israa 32, xadiiska Abii Daawuud, iyo isbeddelka dhalinyarada.

20ka Ogosto, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Cilmi-baaristii foolxunnimada (kaftan)

Self-perception, defense mechanisms, iyo natiijada cilmi-baarista.

16ka Ogosto, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Feminism: afar wave iyo khilaafka shareecada

Taariikhda Galbeedka, aayadda An-Nisaa 34, iyo magaca cadaaladda.

14ka Ogosto, 2025 · 10 daqiiqo oo akhris ah

Akhlaaq

Kibirka, Ibliis, iyo jidka tawaduuca

Casaasiil, Muuse iyo Khadhr, aayadaha Luqmaan, iyo ducada Nabiga.

13ka Ogosto, 2025 · 8 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Henry Ford iyo sideed saac ee shaqaalaha

1926, 5 maalin isbuucii, iyo horumarinta xuquuqda shaqaalaha.

11ka Ogosto, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Xiddigaha, supernova, iyo Al-Waaqi’ah

Iftiinka sanadeed, burburka koonka, iyo su’aasha Qiyaamada.

7da Ogosto, 2025 · 8 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Human Zoos iyo taariikhda Galbeedka

Congo, Belgium, iyo kala-galka bini’aadamnimada iyo dulmiga.

6da Ogosto, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Naxariista Islaamka iyo dilka taariikhda

Aayadaha, xadiisyada, iyo isbarbardhigga taariikhiga ah.

5ta Ogosto, 2025 · 12 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

PKK, heshiiska, iyo masiirka dhalinyarada

Siyaasiyiin, qadiyad, iyo qiimaha nolosha ee dagaalka.

11ka Julaay, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Masiixul Dajjaal, waqtiga, iyo aayadda Al-Ma’aariij

40 maalmood, maalin hal sano u dhigma, iyo awoodda Alle.

7da Julaay, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Sheeko film iyo fikradda Sollywood

Qorshe script, Omar Tood, iyo hal xiiso ah.

27ka Juun, 2025 · 1 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Smart contracts iyo fursadaha Soomaaliya

Blockchain, Ethereum, iyo tusaalooyinka kirada iyo tigidhada.

16ka Juun, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Versioning software: MAJOR, MINOR & PATCH

SemVer, tusaalooyinka, iyo talooyinka mashruuca.

2da Maajo, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Nimcada kaadi-haystaha

Kelyaha, boorso mindhicir, iyo mahad Alle.

23ka Febraayo, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Falastiin, Soomaalida, iyo baraha bulshada

Qadiyadda, hoggaamiyaha, iyo kala-galka caqliga iyo nacaybka.

10ka Febraayo, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Muslim versus Christian: dood kooban

Wada-hadalka Ciise, Ilaahay, iyo isku-xirka jawaabaha.

28ka Diseembar, 2022 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Inta aan ku dhex jiray cilmiga xiddigiska (astronomy)

Cajaaibta ku duugan Qur’aanka Kariimka ah iyo sida astronomy-gu u sii iftiimiyo aayadaha koonka.

4ta Abriil, 2026 · 5 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Dadku dan kama laha dabeecadda dhabta ah ee qofka

Waxa aad u ekaato ayaa ka muhiimsan waxa aad tahay.

5ta Febraayo, 2026 · 6 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Bani’aadamku inta badan ma dareemo khiyaanada uu ku nool yahay

Waqtigu waa hanti sii guuraysa; dib u dhigista iyo jawaabta waqtiga.

1da Febraayo, 2026 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Milyaneerrada dunida: tirakoob iyo macnaha

Qiyaastii 0.7% oo dadka ah ayaa milyaneer ah — maxay tani ka dhigan tahay?

22ka Diseembar, 2025 · 1 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

UFC: miisaanka, divisions-ka, iyo habka dagaalka

Ma aha hal habeen oo kaliya — waa nidaam sharciyo iyo tababar leh.

15ka Noofambar, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Oxygen waa sun kuu dileysa si tartiib tartiib ah

Nolol oxygen la’aan waa dhimasho degdeg ah; nolol oxygen ah waa dhimasho tartiib tartiib ah.

2da Noofambar, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Possibility iyo probability: xisaabta nolosha

Mid waa riyo, midna waa xaqiiqo — farqiga u dhexeeya waxa suurtagal ah iyo waxa dhaca.

25ka Oktoobar, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Damacu iyo samirku: laba xoog oo is diidan

Imam Al-Ghazali, Aayadda Naazi’aat, iyo jidka addoonnimada iyo boqornimada.

24ka Oktoobar, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Modernism iyo Islaamka

Taariikhda fikirka, jawaabta culimada, iyo jidka horumar diimeed.

23ka Oktoobar, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Jaamacad ma aha aqoon

Degree waa shahaado dhammaystirnaan; cilmigu wuxuu ka imanayaa aqoon dhab ah.

8da Oktoobar, 2025 · 1 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Somalization: magac loo adeegsado dowlad fashilantay

Ereyga, Ciraaq, dib u celinta magaca — qormo la cusboonaysiiyay 2022.

28ka Sebtembar, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Akhlaaq

Weli ma is weydiisay sababta aad u tahay jinsiga aad tahay?

Guurka, cibaadada, iyo xikmadda laba jinsi ee Alle u abuuray.

22ka Sebtembar, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Heshiiska Sacuudiga iyo Pakistan

Difaac, nukliyeer, iyo fikradda “Muslim NATO”.

20ka Sebtembar, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Qalbiga Quraanka: micnaha erayga “qalb”

Maskax, ruux, dareen, iyo Qalbun Saleem.

16ka Sebtembar, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Apple iPhone 17 iyo khasaaraha suuqa

Qiimaha saamiga, hal-abuurka AI, iyo tartanka Samsung iyo Google.

15ka Sebtembar, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Noloshu waa xaflad dhar-isku-ekaysi ah

Kafka, masraxa nolosha, iyo xorriyadda wejiga dhabta ah.

8da Sebtembar, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Dayax madoobaad iyo xaqiiqda

Xadiiska Muslim, khuraafaadka, iyo cilmiga dabiiciga ah.

7da Sebtembar, 2025 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Certification iyo xirfadaha Soomaaliya

Hormuud, Premier Bank, iyo nidaam shahaado xirfadeed oo lagu kalsoonaan karo.

29ka Ogosto, 2025 · 4 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Leverage iyo afarta awood ee dunida

Labor, capital, media, iyo coding — fikradda leverage ee nolosha iyo ganacsiga.

29ka Ogosto, 2025 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Xikmad

Adigoo PhD wata ayaad noqon kartaa doqon

Shahaado sare ma dammaanad qaaddo garasho.

17ka Febraayo, 2026 · 2 daqiiqo oo akhris ah

Akhlaaq

Dhammaanteen dambiilayaal ayaan nahay

Dhexdeena yaa nadiif ah?

14ka Febraayo, 2026 · 3 daqiiqo oo akhris ah

Nasiib darro, wax qoraal ah lagama helin raadintaada.

© 2025 Milicsi. Xuquuqda oo dhan way dhowran tahay.

  • Sharafdin
  • GitHub
  • Twitter
  • LinkedIn
  • RSS