Waxaa jira film script aan qoray, waa sheeko dhacday aan u bedelay sheeko film. Si kooban, sheekada waa: hogaamiyaha film-ka (actor) waa nin computer aad ugu xil dheereeya oo hacker ah, waxa uuna la kulmaa kiis gabar sawiro iyo muuqaalo qaawan laga hayay oo la soo qarxin rabay! Yacni fadeexo la kulmi rabtay. Anoo is lahaa doorka actor-ka yaad u dhiibtaa ayaa i soo baxay Omar tood oo noqon kara nin character noocaas ka soo bixi kara. KWRM film Sollywood oo qisadaas wata uuna hogaamiye ka yahay Omar.
It would be very fun.
Sawirka hoose waa actor-ka oo ah Mr Tood:
— Sharafdin Yusuf