Marka Sharafdin iyo James ay doodayaan be like:
Muslim Versus Christian:

Sharafdin: Waa kuma Ilaahay?

James: Ciise

Sharafdin: Ciise ma ibnu Maryam?

James: Haa

Sharafdin: Yaa Abuuray Maryam?

James: Ilaahay,

Sharafdin: Waa kuma Ilaahay?

James: Ciise

Sharafdin: Ciise ma wiilkii la dhalay

James: Haa

Sharafdin: Waa kuma Aabihii?

James: Ilaahay.

Sharafdin: Waa kuma Ilaahay?

James: Ciise.

Sharafdin: Ciise ma addoon Eebbe?

James: Haa

Sharafdin: Ciise wuxuu ku dhintay iskutallaabta dusheeda?

James: Haa

Sharafdin: Ciise ma rasuul baa?

James: Haa

Sharafdin: yaa soo diray?

James: Ilaahay.

Sharafdin: Waa kuma Ilaahay?

James: Ciise.

Sharafdin: Ciise miyuu caabuday ilaahay intuu dhulka joogay?

James: Haa

Sharafdin: yuu caabuday?

James: Ilaahaw.

Sharafdin: Waa kuma Ilaahay?

James: Ciise.

Sharafdin: Ilaah miyuu lahaa bilow?

James: Maya

Sharafdin: Haddaba yaa dhashay 25/DEC?

James: Ciise.

Sharafdin: Ciise ma Ilaah baa?

James: Haa

Sharafdin: Aaway Ilaahay?

James: jannada ayuu ku jiraa.

Sharafdin: meeqa ilaah ayaa jannada ku sugan?

James: Ilaah keliya.

Sharafdin: aaway Ciise?

James: Wuxuu ku fadhiyaa midigta aabihiis.

Sharafdin: Haddaba meeqa jannada ku sugan yihiin?

James: Ilaah keliya.

Sharafdin: Marka meeqa kursi?

James: hal

Sharafdin: aaway Ciise?

James: Wuxuu ag fadhiyaa Ilaah.

Sharafdin: Sidee loogu fadhiistaa hal kursi?

James: Waxaa kaliya fahma kuwa Ruuxa leh, Waxaad u baahan tahay Ruux saaxiibow.

Yaa dooda ku guuleystayna?

Diimaha samaawiga ah diinta ugu doqonnimada badan waa Masiixiyadda (Christianity).

— Sharafdin Yusuf